s »

Saakay Oo Xukun Dil Toogasho Ku Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ninkii Ka Dambeeyay Dilkii Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Saakay Oo Xukun Dil Toogasho Ku Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ninkii Ka Dambeeyay Dilkii Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

dr.yare May 25, 2017 0

Maxkamada Ciidamada qalabka sida dowlada Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ak ku fulisay ninkii ka dambeeyay dil loo geestay Taliyihii ciidamada Nabad Suggida Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahin Maxamed. Fagaare ku yaala Iskool Buluusiya

Read More »
Abaanduulha Ciidanka Xooga Dalka Soomaalia Oo Sheegay In Diyaar Garow Xoogan Ugu Jiraan Dagaal Ka Dhan Oo Ay Ku Qaadayaan Xarakada Al-Shabaab…

Abaanduulha Ciidanka Xooga Dalka Soomaalia Oo Sheegay In Diyaar Garow Xoogan Ugu Jiraan Dagaal Ka Dhan Oo Ay Ku Qaadayaan Xarakada Al-Shabaab…

dr.yare May 22, 2017 0

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay diyaar garow xoogan ugu jiraan sidii loola dagaalami lahaa Al shabaab. Generalka ayaa dhinaca kale sheegay in uu

Read More »
Dowladda Shiinaha Oo Dishay Jawaasiis U Shaqeynaayay Mareekanka…

Dowladda Shiinaha Oo Dishay Jawaasiis U Shaqeynaayay Mareekanka…

dr.yare May 22, 2017 0

Dowlada Shiinaha oo kamid ah dowladaha xiligan ugu awooda badan Dunida ayaa dishay jawaasiis badan oo la sheegay in ay u shaqeenayeen una basaasayeen dowlada Mareykanka. Sida ay ku waramayaan Wakaaladaha Wararka tabiya dowlada

Read More »
Caqabado Ka Taagan Baddalidda Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir…..

Caqabado Ka Taagan Baddalidda Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir…..

dr.yare May 22, 2017 0

Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helany xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay taagan yihiin caqabado adag oo ka dhashay qorshe uu Gudoomiyaha gobolka Banaadir ku doonayo in uu ku bedelo Gudoomiyaashii hore

Read More »
Maamul Goboleedka Labaad Oo Ka soo Horjeestay Xildhibaanada La Magacbaxay Madasha Horusocod…

Maamul Goboleedka Labaad Oo Ka soo Horjeestay Xildhibaanada La Magacbaxay Madasha Horusocod…

dr.yare May 22, 2017 0

Maamulka Juballand oo ka mid ah maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa ka hadlay madasha loogu magac daray Horusocod ee dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Nairobi taasoo ay ku midoobeen Xildhibaano isugu jira Golaha Shacabka

Read More »
Shirkii Madaxda Islaamka iyo Mareykanka oo Ka Furmay Riyadh Iyo Trump Oo Khudbad Ka Soo Jeediyay…

Shirkii Madaxda Islaamka iyo Mareykanka oo Ka Furmay Riyadh Iyo Trump Oo Khudbad Ka Soo Jeediyay…

dr.yare May 22, 2017 0

Waxa magaalada Riyadh ee dalka boqortooyada Sacuudiga ka furmay shirkii madaxda islaamka iyo Maraykanka. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo khudbad ka jeediyey furitaankii shirkan ayaa ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay u midoobaan dagaalka

Read More »
Eng Yariisow Maxaa laga Filayay?? Muxuusa Noqday?? Akhriso

Eng Yariisow Maxaa laga Filayay?? Muxuusa Noqday?? Akhriso

dr.yare May 22, 2017 0

www.shinganinews.com Saxaafada Soomaliya lixdii sano ee ugu dambaysey waxay ku sugnayd xaalad is bar-bar yaac ah oo waxaa jirey labo Hoggaan oo ay kala hogaaminayeen Maxamed Ibraahim Bakistaan iyo Cumar Faaruuq Cusmaaan, iyadoo sidaasi

Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Casuumaad u fidiyay Boqorka Dalka Qatar

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Casuumaad u fidiyay Boqorka Dalka Qatar

dr.yare May 22, 2017 0

www.shinganinews.com Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu booqasho rasmi ah ku tagayo magaalada Doha ee dalka Qadar ,kadib markii casuumad uu ka helay Boqorka dalkaasi Sheekh Tamiim Bin

Read More »
Haweeney Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ay Xukuntay Sanadkii 2014 ka oo Ku Geeriyootay Isbitaalka Xabsiga Dhexe

Haweeney Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ay Xukuntay Sanadkii 2014 ka oo Ku Geeriyootay Isbitaalka Xabsiga Dhexe

dr.yare May 21, 2017 0

Haweeneydaan oo lagu magacaabo Deeqo Diraac ayaa Maxkamadda ciidamada Qalabka Sidda ku xukuntay 15 sano oo xabsi ciidan ah sanadkii 2014 iyadoo ay maanta ku dhex geeryootay Isbitaal ku dhex yaalla xabsiga dhexe ee

Read More »
SAWIRO:Meydka Safiirkii Ruushka oo la gaarsiiyay dalkiisa

SAWIRO:Meydka Safiirkii Ruushka oo la gaarsiiyay dalkiisa

dr.yare December 21, 2016 0

(XAMARWEYNE.COM):-Qaar ka mid ah ehalada iyo ciidamada Ruushka ayaa garoonka diyaaradaha Moscow waxay kaga hortageen diyarad qaas ah oo ka timid dhanka dalka Turkiga taasoo siday meydka safiirkii Ruushka ee fadhiyay dalka Turkiga kaasoo

Read More »