s »

Maamulka Gobolka Hiiraan Oo La Badalay Laguna Badalay Maaamul Cusub “Akhriso Wareegtada Ka Soo Baxday”

Maamulka Gobolka Hiiraan Oo La Badalay Laguna Badalay Maaamul Cusub “Akhriso Wareegtada Ka Soo Baxday”

dr.yare June 10, 2017 0

Madaxwenaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ayaa lagu kala diray Maamulkii gobolka Hiiraan , waxaana la magacaabay Maamul cusub uu yeelanayo maamulka gobolka Hiiraan. Wareegtadan kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka

Read More »
Beesha Habar Idiinle Oo Kalsoonida Kala Noqday Xildhibaanada Matala Dowladda Soomaaliya….

Beesha Habar Idiinle Oo Kalsoonida Kala Noqday Xildhibaanada Matala Dowladda Soomaaliya….

dr.yare June 10, 2017 0

Kulamo is daba joog ah oo maalmahaan ka socday magaalada muqdisho oo ey iskugu yimaadeyn Salaadiin, Nabadoono, cuqaal, aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa waxay cabasho ka

Read More »
Wararka Ugu Dambeeyay “Dagaalo Xoogan U Dhaxeeya Ciidmada Dowladda Oo Garab Ka Helaya Ciidamada AMISOM Iyo Xarakada Al Shabaab

Wararka Ugu Dambeeyay “Dagaalo Xoogan U Dhaxeeya Ciidmada Dowladda Oo Garab Ka Helaya Ciidamada AMISOM Iyo Xarakada Al Shabaab

dr.yare June 10, 2017 0

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo dagaalyananada Al Shabaab uu xiligan ka soconayo deegaano katirsan gobolkaasi. Dagaal

Read More »
Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Oo Loo Doortay Wakiil Goboleedka Bariga Afriga “Daawo Sawiro”

Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Oo Loo Doortay Wakiil Goboleedka Bariga Afriga “Daawo Sawiro”

dr.yare June 10, 2017 0

Gudoomiyaha Jaamacada Plasma Prof. Hassan Kaafi ayaa loo doortay inuu noqdo wakiil Goboleedka Bariga afrika ee golaha sare ee hogaanka Midowga Jaamacadaha Qaarada Africaka ( Association of African Universities(AAU) . Ururkan oo ay ku

Read More »
Ciidamda Xasilinta Magaalada Oo Rag Hubeysan Iyo Hubkoodii Ku Soo Qabtay Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho….

Ciidamda Xasilinta Magaalada Oo Rag Hubeysan Iyo Hubkoodii Ku Soo Qabtay Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho….

dr.yare June 10, 2017 0

Ciidamada Xasilinta magaalada Muqdisho ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen Degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen hub iyo ragii watay. Sida aan Wararka ku helnay ciidamada xasilinta ayaa galay guri loo

Read More »
Somaliland Oo Diiday Lacagihii Abaarah Oo Ay Ugu Deeqday Soomaaliya…..

Somaliland Oo Diiday Lacagihii Abaarah Oo Ay Ugu Deeqday Soomaaliya…..

dr.yare May 25, 2017 0

hirkii Golaha Wasiirada ee xukuumadda Somaliland ayaa lagu go’aamiyey in aanay Soomaaliya ka qaadanin lacag laba boqol oo kun oo doolar ah oo guddida abaaraha Soomaaliya sheegeen inay ugu deeqayaan Somaliland. Somaliland ayaa sheegtay

Read More »
Shir Nabadeyn Oo Ka Furmay Magaalada Laasacaanood ee Gobolka Sool

Shir Nabadeyn Oo Ka Furmay Magaalada Laasacaanood ee Gobolka Sool

dr.yare May 25, 2017 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ayaa furay kulan laysugu keenay laba beelood oo colaad mudo dheer soo jiitamaysey ka dhextaagnayd Koonfurta gobolka Sool. Kulankan oo lagu qabtay Hotel Xamdi oo ku yaala bariga magaalada Laascaanood

Read More »
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada iyo Qaar Ka Mid Ah Guddoomiyeyaasha Cusub ee Degmooyinka Oo Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho Ka Sameeyeen Ololo Nadaafadeed …. Daawo Sawiro….

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada iyo Qaar Ka Mid Ah Guddoomiyeyaasha Cusub ee Degmooyinka Oo Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho Ka Sameeyeen Ololo Nadaafadeed …. Daawo Sawiro….

dr.yare May 25, 2017 0

Guddoomiya Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada ayaa Hogaaminayay qaar ka mid ah Guddoomiyayaasha Degmooyinka oo isugu jira kuwa hore iyo kuwa cusubba iyagoo ka shaqeynaayeen Bilicda Magaalada Muqdisho. Guddoomiyayaasha ka qeyb galay ololahaasi nadaafadeed

Read More »
Jaamacadda Soomaaliya Oo Shalay Magaalada Muqdisho Tababar Ugu Qabatay  Qaar Ka Mid Ah Iskuulada Ka Howlgala Magalaada Muqdisho Iyo Nawaaxigeeda…

Jaamacadda Soomaaliya Oo Shalay Magaalada Muqdisho Tababar Ugu Qabatay Qaar Ka Mid Ah Iskuulada Ka Howlgala Magalaada Muqdisho Iyo Nawaaxigeeda…

dr.yare May 25, 2017 0

Jamacadda Soomaaliya ayaa shalay magaalada Muqdisho tababar ugu qabatay qaar kamid ah Iskuulada kuyaala magaalada Muqdisho iyo Nawaaxigeeda, waxa uuna tababarkan uu ahaa mid lagu tayeenayay Iskuulada. Tawabarkaan oo ay muhiimadiisu aheyd hormarinta hab

Read More »
Saakay Oo Xukun Dil Toogasho Ku Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ninkii Ka Dambeeyay Dilkii Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Saakay Oo Xukun Dil Toogasho Ku Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ninkii Ka Dambeeyay Dilkii Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

dr.yare May 25, 2017 0

Maxkamada Ciidamada qalabka sida dowlada Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ak ku fulisay ninkii ka dambeeyay dil loo geestay Taliyihii ciidamada Nabad Suggida Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahin Maxamed. Fagaare ku yaala Iskool Buluusiya

Read More »