s »

Shaqaale Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dilay..

Shaqaale Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dilay..

dr.yare September 11, 2018 0

Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa toogasho ku dilay meel aan ka fogeyn hoygiisa magaalada Muqdisho subaxnimadii hore ee saakay xubin ka tirsanaa shaqaalaha wasaaradda Qorsheynta dowladda Soomaaliya. Qofkan toogashada lagu dilay ayaa lagu magacaabi

Read More »
Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland Oo Kulankooda Todobaad Laha Meel Mariyeen…..

Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland Oo Kulankooda Todobaad Laha Meel Mariyeen…..

dr.yare November 30, 2017 0

Kulanka Todobaad laha ee Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa manta waxaa lagu falanqeeyay qodobo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen amniga, miisaaniyadda iyo arrimo kale oo la xiriira cadalaadda. Wasiirada wasaaradaha Amniga, Beeraha, Caafimaadka

Read More »
Duulimaad Diyaaradeed Oo La Weeciyay Ka Dib Markii Laga Shakiyay Rag Si Hoose Ugu Sheekeysanaayay…

Duulimaad Diyaaradeed Oo La Weeciyay Ka Dib Markii Laga Shakiyay Rag Si Hoose Ugu Sheekeysanaayay…

dr.yare June 11, 2017 0

Diyaarad ay leedahay shirkadda Easyjet ayaa duulimaad ay ugu soo jeeday Dalka Britain la weeciyay, kadib markii laga shakiyay sadex nin oo kamid ahaa rakaabka diyaaradaasi saarnaa oo si hoose u sheekeesanayay. Diyaarada oo

Read More »
Shir Heerkiisu Sareeyo Oo Looga Hadlayay Arrimaha Gargaarka Oo Maanta Ka Dhacay Magalaada Muqdisho.. ” Daawo Sawiro”

Shir Heerkiisu Sareeyo Oo Looga Hadlayay Arrimaha Gargaarka Oo Maanta Ka Dhacay Magalaada Muqdisho.. ” Daawo Sawiro”

dr.yare June 11, 2017 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada JFS Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta guddoomiyey Shir heer sare ah. Wafdi heer sare ah oo ka kala socda Qaramada Midoobey, Midowga Africa, Ururka Caalamka Islaamka (OIC), xubno

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Masuuliyiin La Socotay Oo La Afuray Ciidanka Xasilinta Dalka…. “Daawo Sawiro”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Masuuliyiin La Socotay Oo La Afuray Ciidanka Xasilinta Dalka…. “Daawo Sawiro”

dr.yare June 11, 2017 0

Raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka amniga gudaha iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo saraakil kale ayaa caawa la afuray ciidanka xasilinta amniga ee ku howlan xoojinta

Read More »
Seif Al-Islam Oo Ah Wiilka Ugu Yar Uu Dhalay Madaxwenihii Hore Ee Libiya Oo Xabsiga Laga Siidaayay Muddo 6 Sano Ka dib…

Seif Al-Islam Oo Ah Wiilka Ugu Yar Uu Dhalay Madaxwenihii Hore Ee Libiya Oo Xabsiga Laga Siidaayay Muddo 6 Sano Ka dib…

dr.yare June 11, 2017 0

Wilka ugu yar wiilasha uu dhalay hogaamiyihi hore ee dalka Liibiya Macamar Al-Qadafi ayaa la sheegay in xabsiga laga sii daayay. Koox maamusha gacan ku heynta magaalada Zintan ee galbeedka dalka Libya ayaa waxaa

Read More »
Farmaajo Oo Balan Qaad U Sameeyay Guddoomiyeyaashii Degmooyinka Ee Xilka Laga Dhigay….

Farmaajo Oo Balan Qaad U Sameeyay Guddoomiyeyaashii Degmooyinka Ee Xilka Laga Dhigay….

dr.yare June 11, 2017 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa habeenkii Jimcaha soo galayay waxa uu xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya afur ugu sameeyay Gudoomiyaashii degmooyinka gobolka Banaadir ee dhawaan xilka laga qaaday. Farmaajo oo hadal kooban ka jeediyay

Read More »
Dowladda Qadar Oo Qaadatay Qaraar Ka Duwan Dowladihii Xiriirka U Jaray….

Dowladda Qadar Oo Qaadatay Qaraar Ka Duwan Dowladihii Xiriirka U Jaray….

dr.yare June 11, 2017 0

Dowlada Qadar ayaa xiligan la kulmeysa xaalad adag oo dhinaca siyaasada iyo dhaqaalaha kadib markii qaar kamid ah Wadamada Carabta ay shaaciyeen in ay xariirka u jareen Dowlada Qadar oo lagu eedeeyay in ay

Read More »
Somali court sentences 5 insurgents to death for attempted bombings Reuters

Somali court sentences 5 insurgents to death for attempted bombings Reuters

dr.yare June 10, 2017 0

A Somali court sentenced five men to death on Saturday after they were caught with a vehicle laden with explosives, a court official said, a rare successful prosecution in a country where bombings by

Read More »
Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia’s Puntland, officer says

Al Shabaab kills 20 soldiers in Somalia’s Puntland, officer says

dr.yare June 10, 2017 0

Al Shabaab militants killed 20 soldiers in an attack on a military base in Af Urura, a town in Somalia’s semi-autonomous Puntland region on Thursday, an army officer said. Puntland military retook the town,

Read More »