amiinka »

Dukumentiyo Muhiim Ah Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga “Daawo Sawiro”

Dukumentiyo Muhiim Ah Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga “Daawo Sawiro”

dr.yare June 11, 2017 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maana si rasmi ah dib ugala wareegtay Agaasinka Iskaashiga Caalamiga Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Wasaaradda. Agaasinka Iskaashiga Caalamiga

Read More »
Magaalada Muqdisho Oo Ku Soo Badanayaa Dilalka Qorsheysan Oo Loo Geysto Ergooyinka Soo Doortay Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare.

Magaalada Muqdisho Oo Ku Soo Badanayaa Dilalka Qorsheysan Oo Loo Geysto Ergooyinka Soo Doortay Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare.

dr.yare May 25, 2017 0

Kooxo hubeesan ayaa xalay xaafada Siliga Ameerikaanka ee magaalada Muqsdisho waxa ay ku dileen haweeney la sheegay in ay kamid aheed Ergooyinkii wax kasoo doortay Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya. Goob joogayaal ayaa

Read More »
Axmed Shire iyo Shukaansigiisii Ugu Horeeyay….. HHHHH

Axmed Shire iyo Shukaansigiisii Ugu Horeeyay….. HHHHH

dr.yare May 22, 2017 0

Hada ka hor baa waxaan jeclaaday gabar iga da’weyn, Waqtigaas Aniga aad ayaan Aqliga uga yaraa, mana Aqaanin Sida qof dumar ah loo shukaansado, Habenkii koowaad waxaan ugu tagay gurigeeda, mana aqaanin qofta Ereyo

Read More »

dr.yare May 22, 2017 0

Kooxda Real Madrid ayaa xalay ku guulaysatay koobka La Ligaha kadib markii ay ka adkaatay kooxda Malaga. Ciyaartooyda kala ah Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema, ayaa kooxda Los Blancos ku caawiyay guushii xalay ay

Read More »
Bilashada Bisha Barakeysa ee Ramadan Iyo Abaaro Baahsan Oo Dalka Ka Jira…..

Bilashada Bisha Barakeysa ee Ramadan Iyo Abaaro Baahsan Oo Dalka Ka Jira…..

dr.yare May 22, 2017 0

Maalmo kooban oo kaliya ayaa ka dhiman bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ku weyn guud ahaanba dadka muslimiinta ah ee ku nool daafaha dunida gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Sida caadada ah

Read More »