Maamulka Gobolka Hiiraan Oo La Badalay Laguna Badalay Maaamul Cusub “Akhriso Wareegtada Ka Soo Baxday”

dr.yare June 10, 2017 0

Madaxwenaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ayaa lagu kala diray Maamulkii gobolka Hiiraan , waxaana la magacaabay Maamul cusub uu yeelanayo maamulka gobolka Hiiraan.

Wareegtadan kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Hiiraan , Kuxigeenadiisa iyo sidoo kale gudoomiyihii degmada Baladweyne iyo xubno kale.

Halkan ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Madaxwenaha Hirshabelle

rego

Leave A Response »