Jaamacadda Soomaaliya Oo Shalay Magaalada Muqdisho Tababar Ugu Qabatay Qaar Ka Mid Ah Iskuulada Ka Howlgala Magalaada Muqdisho Iyo Nawaaxigeeda…

dr.yare May 25, 2017 0

tabar_2

Jamacadda Soomaaliya ayaa shalay magaalada Muqdisho tababar ugu qabatay qaar kamid ah Iskuulada kuyaala magaalada Muqdisho iyo Nawaaxigeeda, waxa uuna tababarkan uu ahaa mid lagu tayeenayay Iskuulada.

tabar_3

Tawabarkaan oo ay muhiimadiisu aheyd hormarinta hab maamulka iskuulada & kor u qaadida tayada waxbarashada ardayda Soomaaliyeed, intii uu tababarkaan socday Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ayaa ugu deeqday iskuuladii ka qeyb galay munaasabada program loogu talagalay in lagu tayeeyo iskuulada, sida uu sheegay maamulka Jaamacadda iskuul kaste waxaa loo tababari doonaa shaqsiyaadkii ku shaqeyn lahaa program-kaan.

tabar_4

Tababarkaan waxaa ka faa’ideystay Ku dhwaad 100 iskuul, qaar ka tirsan maamulayaasha iskuulada oo dareen kooda cabiray ayaa xaqiijiyeen tababarkaan in uu muhiim u yahay iskuuladooda isla markaansa ay ka hirgalin doonaan iskuuladooda.

tabar_5

tabar_1

Dr. yare

Www.shinganinews.com

Leave A Response »