SAWIRO:Meydka Safiirkii Ruushka oo la gaarsiiyay dalkiisa

dr.yare December 21, 2016 0

(XAMARWEYNE.COM):-Qaar ka mid ah ehalada iyo ciidamada Ruushka ayaa garoonka diyaaradaha Moscow waxay kaga hortageen diyarad qaas ah oo ka timid dhanka dalka Turkiga taasoo siday meydka safiirkii Ruushka ee fadhiyay dalka Turkiga kaasoo dhawaan la toogtay.

Danjire Andrei Karlov waxaa la dilay habee hore xili uu ka qengalayay xaflad lagu soo bandhigayay farshaxanka xili uu toogtay nin Turki ah oo ka careysnaaa duqeynta diyaaradaha ruushka ay ka gaystaan dalka suuriya.

Xaaska uu qabay safiirkii geeriyooday ayaa l arkayay iyadoo meydka ku dul barooraneysa markii diyaarada laga soo dejiyay.sho

Dowlada Ruushka waxay u dirtay magaalada Ankara ee dalka Turkiga gudi soo baara sida ay wax u dheceen iyo qaabka loo dilay safiirkoda.

sf

sf1

sf2

sf3

sf4

sf5

sf6

sf7Xafiiska Muqdisho
xamarweyne.com

Leave A Response »