Natiijada horyaalada Talyaaniga ,Spain iyo Britain+SAWIRO

dr.yare November 28, 2016 0

(XAMARWEYNE.COM):-Waxaa shalay iyo doraad la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaalada kubada cagta heerka koowaad ee dalalka Spain .Britain iyo Talyaaniga.

Hadii aan ku how marno Talyaaniga waxaa hogaanka wali u haya Juventus oo leh 33 dhibcood walow laga adkaaday kulankii shalay ay la yeesheegeen Genoa.

Waxaa ku soo xiga Kooxaha Milan iyo Roma oo leh min 29 dhibcood,sidoo kale Lazio iyo Atlanta ayaa ku soo xiga kuwaasoo leh min 28 dhibcood.

Hadaba halkaan ka aqrisoo sida ay dheceen kulamadii shalay iyo doraad ee Horyaaka Talyaaniga:

Torino 2 – 1 ChievoVerona
Empoli 1 – 4 AC Milan
Palermo 0 – 1 Lazio
Bologna 0 – 2 Atalanta
Cagliari 2 – 1 Udinese
Crotone 1 – 1 Sampdoria
Genoa 3 – 1 Juventus
Roma 3 – 2 Pescara
HORYAALKA SPAIN
Malaga 4 – 3 Deportivo La Coruna
Real Madrid 2 – 1 Sporting Gijon
Espanyol 3 – 0 Leganes
Sevilla 2 – 1 Valencia
Villarreal 0 – 2 Alaves
Osasuna 0 – 3 Atletico Madrid
Celta Vigo 3 – 1 Granada
Real Sociedad 1 – 1 Barcelona
Horyaalka Spain waxaa hogaanka u haya Kooxda Realmadrid oo leh 33 dhibcood waxaana ku soo xiga Barcelona iyo savila oo leh min 27 dhibcood halka Atletico Madrid ay ka leedahay 24 dhibcood.

HORYAALKA BRITAIN AMA England – Premier League
Burnley 1 – 2 Manchester City
Hull City 1 – 1 West Bromwich Albion
Leicester City 2 – 2 Middlesbrough
Liverpool 2 – 0 Sunderland
Swansea City 5 – 4 Crystal Palace
Chelsea 2 – 1 Tottenham Hotspur
Watford 0 – 1 Stoke City
Arsenal 3 – 1 AFC Bournemouth
Manchester United 1 – 1 West Ham United
Southampton 1 – 0 Everton
Si kastaba Hooryaalka Britain waxaa hogaanka u haya Kooxda Chelsea oo leh 31 dhibcood halka ay ku soo xigaan kooxaha Man city iyo Liverpool oo wada leh min 29 dhibcood sidoo kale waxaa ku xiga Arsenal oo leh 28 dhibcood

g

barca

barca1

arsenal

chelsea

Leave A Response »