Liverpool oo Caawa kali ku noqotay Hogaanka Horyaalka England – Premier League markii la taakeeyay Kooxda Arsenal+SAWIRO

dr.yare November 6, 2016 0

(xamarweyne.com):-Kooxda Liverpool ayaa caawa guul muhiim ah ka gaartay kulankeeda 11aad ee Horyaalka England – Premier League markii ay 6-1 kaga adkaatay kooxda Watford waxayna hada hayaan hogaanka horyaalka oo markii asbuucyadii danbe shirko lagu ahaa.

Kooxaha Arsenal iyo Man City oo hogaanka la hayay Liverpool ayaa la takeeyay taasoo u sahashay Liverpool inay kali ku noqoto hogaanka waxayna leedahay 26 dhibcood ,chelese oo goolal badan ku adkaatay xalay ayaa labaad soo gashay waxayna leedahay 25 dhibcood halka Arsenal iyo liverpool ay ka leeyihiin min 24 dhibcood.

Si kastaba natiijada kulamada dhamaan kooxihii ciyaaray ayaa sidan u dhacay:-

Arsenal 1 – 1 Tottenham Hotspur
Hull City 2 – 1 Southampton
Liverpool 6 – 1 Watford
Swansea City 1 – 3 Manchester United
livr
man

man1

man2

man3
liverpool

Leave A Response »