Natiijada Kulamadii Horyaalka England – Premier League

dr.yare October 30, 2016 0

(xamarweyne.com):-Inta badan waxaa shalay iyo xalay la ciyaaray kulamada England – Premier League waxaana xusid mudan inay guulo wada gaareen kooxaha isku haya kaalinta koowaad kuwaasoo ku kala badan farqiga xaga goolasha laakiin xaga dhibcaha way ka siman yihin.

Kooxahaan kaalinta koowaad isku haya oo kala ah Man city ,Arsenal iyo Liverpool ayaa min afar gool waxay wada saxiixeen kulankaan ugu dabeeya iyadoo man city aan laga dhalin wax gool ah,Arsenal hal qura ayaa laga dhaliyay halka Liverpool 2 laga dhaliyay.

Sunderland 1 – 4 Arsenal
Manchester United 0 – 0 Burnley
Middlesbrough 2 – 0 AFC Bournemouth
Tottenham Hotspur 1 – 1 Leicester City
Watford 1 – 0 Hull City
West Bromwich Albion 0 – 4 Manchester City
Crystal Palace 2 – 4 Liverpool

Leave A Response »