Kulamadii la ciyaaray iyo kuwa harsan Horyaalka Spain

dr.yare October 30, 2016 0

(Xamarweyne.com):-Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa natiijada tartanka kubada cagta ee Horyaalka Spain gaar ahaan kuwii ugu danbeeyay.

Waxaa xusid mudan in xidiga kooxda real Madrid Ronaldo uu xalay dhaliyay sedexley markii kooxdiisu 4-1 kaga adkaatay kooxda Alaves.

Shalay iyo xalay waxaa la ciyaaray ilaa afar kulan kuwaasoo u dhacay sidan:

Sporting Gijon 1 – 1 Sevilla
Alaves 1 – 4 Real Madrid
Atletico Madrid 4 – 2 Malaga
Barcelona 1 – 0 Granada

Xafiska Muqdisho
xamareyne.com

Leave A Response »