VIDEO+SAWIRO: Kooxda Chelesea oo cashir u dhigtay Man Utd

dr.yare October 24, 2016 0

(xamarweyne.com):-Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa xalay darsin goolal ah waxay kaga adkaadeen kooxda ay xifaaltamaan ee Maan Utd kulanka 9aad ee England – Premier League.

Goolajs ay ku badiyeen Kooxda Chelsea waxaa u kal saxiixay Pedro Rodriguez’, Gary Cahill, Hazard, N’Golo Kante, qeybta hore waxay ku soo idlaatay 2-0 halka labada kale ay imaadeen qeybta danbe.

Kooxda Chelsea ayaa inta badan ciyaarta ku firfircooneyd marka la eego daqiiqadaha ay socotay ciyaarta oo ahayd 90 daqiiqo ,kooxda Chelse waxaa guuldaradaan oo kale dhabraka u saarisay koxoda Arsenal.

Macalinka Kooxda Man Utd Morinho oo hore u soo leyliyay Kooxda uu xalay ka horyimid ee Chelsea ayaa markii ay dhamaatay sio fiican u gacan qaaday macalinka kooxda uu ka soo tagay antonio Conte.

xafiiska Muqdisho
xamarweyne.com


ch

ch1

ch2

ch3

Leave A Response »