Horyaalka Jarmalka iyo Kulamada Todobaadkaan

dr.yare October 15, 2016 0
DORTMUND, GERMANY - AUGUST 13:  Robert Lewandowski of Munich is challenged by Sebastian Kehl (L) and Sokratis Papastathopoulos (R)of Dortmund during the DFL Supercup between Borrussia Dortmund and FC Bayern Muenchen at Signal Iduna Park on August 13, 2014 in Dortmund, Germany.  (Photo by Lars Baron/Bongarts/Getty Images)

DORTMUND, GERMANY – AUGUST 13: Robert Lewandowski of Munich is challenged by Sebastian Kehl (L) and Sokratis Papastathopoulos (R)of Dortmund during the DFL Supercup between Borrussia Dortmund and FC Bayern Muenchen at Signal Iduna Park on August 13, 2014 in Dortmund, Germany. (Photo by Lars Baron/Bongarts/Getty Images)

(xamareyne.com):-Halkaan kala soco isku aadka kulamada todobaadkaan dhexmari doona kooxaha heerka 1aad ee dalka Jarmalka iyadoo kooxa ugu dhibcaha badan xiligaan ay tahay kooxda Bayer Munich waxayna ku horkaceysaa 16 dhibcood waxaana ku soo xiga kooxaha Hertha berlin iyo Borussia Dortmund kuwaasoo kala leh 14 iyo 13 dhibcood.

Kulamada Maanta

Augsburg ? – ? Schalke 04
Borussia Moenchengladbach ? – ? Hamburger SV
Eintracht Frankfurt ? – ? Bayern Munich
FC Cologne ? – ? Ingolstadt
Hoffenheim ? – ? Freiburg
Werder Bremen ? – ? Bayer Leverkusen

Kulamada Beri
Mainz 05 ? – ? Darmstadt
Wolfsburg ? – ? RasenBallsport Leipzig

WAXAA XUSID MUDAN OO KULANKII UGU ADKAA ASBUUCAAN UU SHALAY DHACAY KAASOO DHEXMARAY KOOXAHA
Borussia Dortmund IYO Hertha Berlin waxaana uu ku soo dhamaaday Bar baro 1-1 .

Leave A Response »