Horyaalka Ingiriiska iyo kulamada asbuucaan

dr.yare October 15, 2016 0

premier-league
(xamareyne.com):-Halkaan kala soco isku aadka kulamada todobaadkaan dhexmari doona kooxaha heerka 1aad ee dalka Ingiriiska iyadoo kulanka ugu adana uu noqon doono midka u dhexeeya Liverpool ? – ? Manchester United.

Kulamada Galabta iyo Caawa:

Chelsea ? – ? Leicester City
AFC Bournemouth ? – ? Hull City
Arsenal ? – ? Swansea City
Manchester City ? – ? Everton
Stoke City ? – ? Sunderland
West Bromwich Albion ? – ? Tottenham Hotspur
Crystal Palace ? – ? West Ham United

Kulamada Axada:-

Middlesbrough ? – ? Watford
Southampton ? – ? Burnley

Kulanka Isniinta

Liverpool ? – ? Manchester United.

Labadaan koox axaa kala wata laba macalin oo isbiirid leh waxaana lagu yaqaan inay la dabaal degaan ciyaartoydooda marka ay gool dhaliyaan inkastoo Morinho uu xanaaq badan yahay.

couch

Leave A Response »