SAWIRRO: Taageerayaasha labada Xul ee Ruushka iyo Britain oo xalay gacmaha iskula tagay

dr.yare June 12, 2016 0

(xamarweyne.com);-Kulan ka tirsan tartanka qaramada Yurub ee Kubada Cagta ayaa xalay dhexmaray xulalka dalalka Ruushka iyo Britain kaasoo kusoo dhamaaday 1-1 ,laakiin intii tartabnku socday waxaa dhacay dagaal dhexmaray taageerayaasha.

Taageerayaasha Ruushka ayaa weerar ku qaaday kuwa Britain markii ay ciyaartu soo gaartay dhamaadka xili ruushku iska soo barbareeyeen gool looga hormaray.

Boliiska Dalka Faransa ee Magaalada Marsele ayaa ku dadaaalay sidii ay u kala dhicin lahaayeen labada dhinac kuwaasoo adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiiya.

Qaar ka mid ah taageerayaasha labada dhianc ayaad sawirada ku arki kartaan iyagoo dhiigaya markii la daqray,dagaalkaan ayaa la sheegay inuu ahaa kii labaad oo labada taageere dhexmara waxaana kan hore uu ka dhacay banaanka garoonka halka mid labaadna uu ka dhacay gudaha garoonka.

xafiiska Muqdisho
xamarweyne.com
EN

EN1

EN2

EN3

EN4

EN5

EN6

EN7

EN8

EN9

EN10

Leave A Response »