SAWIRRO: Dad lagu laayay weerar ka dhacay Mareykanka

dr.yare June 12, 2016 0

sida aan ka soo xiganay idaacada BBCC-da Boolsika magaalada Orland ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 qof lagu dilay weerar ka dhacay baar habeenkii lagu caweeyo.

Waxa ay xaqiijiyeen in ninkii geystay weerarkaasi oo hubeysan ay uu afduub u qabsaday dad, isaga oo sidoo kale rasaas ku furay booliska ka hor inta aan la toogan.

In kabadan afartan qof oo dhaawac ah ayaa la geeyay cusbitaal.

Booliska ayaa baaraya in weerarkaasi uu ahaa mid argagixiso iyo in kale.
Waxa ay sheegeen in ninkaasi dableyda ah oo la rumeysan yahay in uu kaligii ahaa uusan ka mid ahayn dadka deegaanka.

fl

fl1

fl02

fl2

fl3

fl4

Leave A Response »