Laba Madrid oo Fiinaalaha isugu soo haray markii xalay Real iska reebtay Man City

dr.yare May 5, 2016 0

Waxaa Fiinaalaha Tartanka Champions League isugu soo haray Laba Madrid ee Atletico Madrid iyo Ream-Madrid markii samefiinalaha ay ka kala adkaadee kooxaha Byer Munich iyo Man City oo ka kala dhisan dalalka germany iuo Britian.

Laba Madird oo Spain ka dhisan ayaa fiinaalaha ku kulmi doona Magaalada Milano halkaasoo lagu bixin doono koobka tartanka Champions League,waxaana lagu wadaa inay malaayiin dad ah daawadaan.

Xalay ayaa la cyaaray lugtii ugu danbeysay ee tartanka semefiinalahiisa waxaana isag hor yimid Kooxaha real Madrid iyo Man city waxaana 1-0 ku adkaaday kooxda Real-Madrid.

Kulankii hore waxay ku soo dhamaatay 0-0 waxaana sidaas ku soo baxay kooxda Madrid madaama cel celis ahaan ama realmadird ku badisay 1-0 ,sidoo kale habeen hore Atletico iyo Byermunich ayaa ku kala baxay 2-1 laakiin lugtii hore ayaa Atletico 1-0 ku soo badisay sidaas ayayna kusoo baxday.

xafiiska Muqdisho
xamarweyne.com

Leave A Response »