Ted Cruz ayaa isaga baxay tartanka madaxtiniamada Maraykanka xisbiga Jamhuuriga.

dr.yare May 4, 2016 0

Tilaabadani waxay fursada siinaysaa Donald Trump in uu noqdo musharxa xisbiga Jamhuuriga.
Mr Cruz ayaa shaaca ka qaaday ka bixitaanka wax yar kadib markii ay caddaaday in uu ku guul daraystay Indiana.
Doorashada isreebreebka Maraykanka xisbiyadiisa ayaa hada gabogabo ah oo soo dhamaanaysa.

Isagoo ka hadlayay goob fagaara ah ayaa Donald Trump waxa uu amaanay Truz oo ku sheegay nin adag oo xariif ah.

Saacado ka hor labada nin waxay isweydaarsadeen ereyo xanaf leh oo aan quruxsanayn.

Xisbiga dimuqraadigana, Bernie Sanders ayaa si darqi ah uga guulaystay Hillary Clinton.
Doorashada isreebreebka xisbiga Dimuqraadiga ee iyadana ka dhacday gobalak Indiana.

Leave A Response »