SAWIRRO:Kooxda Atletico Madrid oo hal lug la gashay Fiinaalaha Tartanka Champions leugue

dr.yare April 28, 2016 0

(xamarweyne.com ):-Kooxda Atleticko Madrid oo hal lug la gashay Fiinaalaha Tartanka Chambions leugae kadib markii ay xalay guul ka gaartay lugta koowaad ee semifiinaalaha tartakaasi.

Atletico ayaa ka adkaatay kooxda byer Munich oo ah koox weyn kana dhisan dalka Germany markii ay ku mareen 1-0.

Asbuuca dabe ayaa la ciyaari doona lugta labaad markaasoo kagu dheeli doono guriga Kooxda Byern Munich islamarkaana la kala ogaan doona kooxda fiinalaha u ssoo baxda.

Sidoo kale habeen hose waxaa ciyaaray kooxaha Man city iyo Ralmadrid waxaana ay ku soo dhamaatay bar baro 0-0 ah ,sidoo kale labadaan kooxd asbuuca danbe ayay iyagana lugta labaad ciyaari doonaan.

Xafiiska Muqdisho
xamarweyne.com

at

at1

at3

at5

Leave A Response »