Nin dhimasho lagu tiriyay oo dib ka soo kacay (akhriso qiso kaa yaabisa)

dr.yare January 1, 2016 0

(xamarweyne.com):-Nin cabay khamriga culus ee loo yaqaano Vodka ayaa dhacay markii dhakhaatiirta ay xaaladiisa eegeeña waxay sheegeen inuu dhintay

Waxaa la geliyay qolka talaajada ah ee meydka la dhigo Balse waxyar kadib wuu soo miirsaday.
Layaabka ayaa noqotay Meeshuu ka nasan lahaa oo seexan lahaa hore ayuu xafladi uga laabtay kadibna Khamri caboow ayuuba bilaabay.

Arintaan ayaa noqotay mid dadka dhan ka yaabsatay marka la eego qof xaaladiisa caafimaad gaartay heer loo maleyo inuu dhintay hadana falkaasi ku kacay.

Qisadaan ayaa ka dhacday Bariga fog ee Russia magaalada la dhaho Khasanaky.

Baabuurka ambulance ayaa imaaday, Marki wu dhintya la dhahy oo qolka talaajada la geliyay,wuu soo miirsaday albaabka ayuu soo garaacay,mid ilaalo ah ayaa maqlay, ninkan oo argagaxsan ayaa albaabka laga furay.

Kadib markii ay booliiska waresyteen oo la hubsday waa la sii daayay Isagana xafladi ayuu ku laabtay halkaasuuna qamro cabowgiisa ka galay.

Turjumada Bahda xamarweyne.com
Muqdisho-Somalia

qis

qiso

Leave A Response »