Sheeko Kaa Qoslisa (Shiiqoow Madaxa Leeeeeeeee)

dr.yare July 27, 2013 2

KidwithGoatHeads2

Maalin ayaa waxaa dhacday nin iyo xaaskiisa waxa ay ku noolaayeen guri kaligooda ah waxayna heshiis ku gaareen in uu qof sadaxaad guriga u soo galin Muddo ka dib waxaa dhacday in naagta ay xanuunsato waliba xanuun saa’id ah, ninkii ayaa yiri waxaan kuu doonayaa shiikh waxay ku tiri soo balanta ma aheyn in uusan qof sadaxaad guriga inoo soo galin? iska daaa maxaa shiikh iigu wacee aan dhinto hadii la rabo.
waa uu ka diiday waxa uu soo gaday neef uu gowracay hilibkii dab gooni ah saaray balse madaxa ayuu u dhiibay naagtiisa uu ku yiri hadhow waxaan ku dhihi doonaa ii keen meeshii uu ula jeeday madaxa ariga waayo ninkeeda Madaxa ariga aad ayuu u jeclaa
Muddo gaaban ka dib waxaa guirga soo galay Shiikhii waxa uu arkay naagta waxa ay weydiisay shiikha asbaabta uu guriga u yimid wuxuu yiri qur’aan inaan ku saaro ayaa u imid guri uu ninkaa ayaa sidaas igu yiri
Naagtii ayaa tiri been ayuu kuu sheegay ninkeegii ragga waa uu xoogaa oo wuxuu kuugu yeeray in uu ku isticmaalo waxay u raacisay hadii aad beentee u mood hadhooti wuxuu i dhihi doonaa heblaayo meeshii ii keen uu ka wada katiinad uu adiga kugu xiro
Shiikhii waa uu naxay oo dhidid fara badan ayaa ka soo daatay waxaa yimid ka dib ninkii shiiqii isagoo naxsan ayaa waxa uu fariistay geedka hoostiisa ayuu fariistay hilibka xoogaa markii la cunay ka dib ayaa ninka yiri heblaayo meeshii ii keen
Shiikha marka uu maqlay meesha ii keen waa uu cararay ninkii aya naagta weydiiyay waxa uu shiikha la cararay waxay tiri waxa uu la cararay Madaxa
Ninkii ayaa ka daba cararay Shiikha in Muddo ah marka ay ordayaan ayaa ninkii daalay uu u yeeray Shiikha ku yiri war Shiikhow shiikhii oo naxsan ayaa gadaal u soo eegay oo yiri haa War shikhow Madaxa lee uu ula jeeday Madaxa Ariga
Shiikhii aya ku jawaabay hadii aad i gaarto isaga dhan i wada gasho uu u qaatay in uu ula jeedo Xubinta Taranka

By: Dr. Yare

www.xamarweyne.com Like Click ku sii

2 Comments »

  1. qac qacatul islaamiyah August 10, 2013 at 4:41 PM - Reply

    asc marka hore reer xamartiina waxaa tihiin dad aan wanagsaneen waxan fugoow iyo wasmo ahayn kama shekeysaan war alle ka baqa anagana hana dembaajinina idinkana ha is danbaajinina waayo waxaa thiiin dad caruurtooda xitaaa koraayo subaxaanallah war qofkaan warka soo dhigaaayo iska daa waxaas wax ficn ma ahan allle haku soo hanuunsho

    • dr.yare August 23, 2013 at 6:27 PM - Reply

      aad ayaad u mahadsan tahay laakin waad ku qaldan tahay inaad caayso qabiil oo dhan dadkana baro sida wax loogu sheego marka waxaan kaa codsanayaa inaad waligaa dad ku aflagaadeenin inaad wax u sheegto Mahadsanid walaal

Leave A Response »