Ciyaarta Sariirta Oo Laga Soo Ogaaday In Haweenka Ay Ka Yareeyaan Finanka Ka Soo Yaaca Wajiga Oo Lagu Magacaabo “Acne” ama Fin qooq

dr.yare June 6, 2013 2

iyadoo doob ah iyo marka ay macaansatay

sida la ogyahay ama laga soo xigtay qubaro uu kuur gala arimaha ku saabsan ciyaarta sariirta ayaa la sheegaa in ciyaartaani ay yareeso heerka wal walka sidoo kalena ay gubto tamarta jirka sidoo waxaa jira in ay u wanaagsantahay fir-fircoonida maskaxda

Baritaano dhanka dhiiga ah oo lagu sameeyay ama lagaa qaaday xaaslayaasha iyo doobabka ayaa waxaa soo muuqatay in ay wanaagsanaayen kuwa helay nolosha macaan taasoo la ogaaday in awooda maskaxda ay ku xirantahay nolosha ama ciyaarta lagu qabto sariirta

Faa`idooyinka kale ee ku jira sameeynta kulan nidaamsan oo sariirta ah ayaa waxaa ka mid ah iyadoo cadaadiska dhiigga uu hoos u dhaco halka haweenka uu ka ilaaliyo in finan uu wajiga uga soo baxo .
Dhanka kale ayaa la soo saaray in kulanka nidaamsan ee sariirta ay faa’idooyin ka helaan labada dhinacba taa oo ay tahay in cadaadiska dhiiga yaraado ama uu hoos u dhaco haweenkana uu ka ilaaliyo finanka ka soo yaaca wajiga xilliga shahwada ay badato finankaa oo loo yaqaano “Acne” ama Fin qooq
hadaba hadii aad doob tahay wiil iyo gabarba isku day inaad guursato si uusan kaaga soo yaacin finanka lagu magacaabo fin qooq ama uusan kugu kicin cadaadiska dhiiga
Hadii aad noo heyso fikraad dheeraad ah noogu soo hagaaji Commentigeen waay Fikaradaada
Waa inoo Muhiim Mahadsanid

By: Dr. Yare

2 Comments »

  1. Hassan dhaley August 3, 2013 at 7:36 PM - Reply

    Waa xaqiiq midaas aniga hada xaas ayan leyahay balse markan iska aabulada ahaa waxa wajigeyga kabuxay finqooq balse hada wan ka ficnaday

  2. Mahad September 2, 2013 at 5:02 AM - Reply

    Mahad fecbool

Leave A Response »