Hal Xiraale Yaab Leh Oo Xujo Ah

dr.yare January 8, 2013 4

shinganinews

Maalin ayaa adigoo wadada marayaa  waxaa kaa hor  yimideen 2 gabdhood mid ka mid ah ayaa ku salaantay mida kale ayaa la hadashay midii ku salaantay waxay ku tiri”Ma taqaanaa wiilkaan aad salaameysid? Maya ay ku tir” Wiilkaan maxaad isu tihiin? waxay tiri: ” Mar waa Adeerkey Marna Waa Abtigee Marna waa Awoowgee

Hadaba Sheeg sababta uu ugu kala noqday seddexdaan oo matalayo waalidnimo

 

By: Dr. Yare

4 Comments »

  1. Abdullahi Mohamed Barre Baariga May 28, 2013 at 12:26 PM - Reply

    Walaahi Waa Hal Xiraale Aan Caadi Aheyn Balse Waan Garan Waayay Jawaabta Fadlan I Need To Get The Answer Of That Question

  2. axmed July 31, 2013 at 11:48 PM - Reply

    Hadaan isku dayo nin ayaa guursaday gabar uu inaadeerkii gabar uu dhalay gabar ay dhashay waxay u dhashay wiil kadibna wuu furay saynin kale ayeey guursatay say waxay u dhashay gabar asna naag kale ayuu guursaday markaasay u dhashay wiil. wiilkii naagta kale uu kadhalay ayaa waxa uuguursaday gabadhii ay ninka kale u dhashay.waxay isku dhaleen gabar marka gabadha mar wuxuu u yahay adeer oo waxaa dhashay walaakiis marna abti oo waxaa dhashay walaashiis marna waa awoowgeedoo hoyadiis ayuu abti ugu aadanyahay

  3. C.shakuur daacad September 17, 2013 at 2:47 AM - Reply

    Wlhi axma aya ka jwby waana ku raacsanahay

  4. isma October 19, 2013 at 7:44 PM - Reply

    sxb wn kuraac sanahay axmad

Leave A Response »