Qiso Jaceyl Oo Xanuun Leh

dr.yare December 24, 2012 9

13241359201

Maalin baa waxaa wada socday wiil iyo gabar oo aad isu jeclaa wiilka ayaa jaceylku waxa uu ku ahaa xad dhaaf ilaa uu qalbigiisa iyada uu ka jeclaado, 2 bilood ka dib xiriirkooda wuu isa sii qabsaday waxay sii socdaanba wiilkii ayaa waxa uu u soo bandhightay inuu uu doonayo inuu guursada mana uusan ku tashanin xirfadiisa wallow ay labadooduba yihiin labo iska da’ yar oo dhalin yaro ah.

2 sano ka dib wax waliba markii la soo dhameeyay uu hashiiskii dhacay ayaa wiilka waxa uu gabadha weydiiyay in uu guursanaayo iyaduna wayba inkirtay oo way ku booday maxaa yeelay gabadhu familkeeda iyo ayadaba ma aysan wiilka wada rabin. Wiilkii wuu isa aamusay isagoo murugeysan oo wali isku dayaya in uu wax ka dhaadhiciyo aya gabadhii ku adkeysatay oo diiday in uu guursado.

Waxa uu sugay bilo iyo sanado isagoo wali ku dhagan oo doonayo in uu iyada ka dhaadhiciyo guurka wuxuu ordaba uu ka daba wareego way ku adkeysatay in aysan marnaba badaleynin go’aanka ay gaartay isagana aad ayuu u jeclaa waqtigii wuu sii socdaa wiilkiina wali wuu aamusan yahay isagoo yaaban ayaa waxaa jaceylkeeda dartii uga dhacay cudurka maskaxda waxaa loo geeyay dhaqtarka cilmu nafsiga wuxuuna sheegay nolosheeda in ay ka maqantahay oo kaliya halka lamaano uu jecelyahay hadii uu waayana waliba uu dhimanayo mudo ka dib ayadoo gabadhii la il adaga go’aankeedii ayaa wiilkii geeridiisa la soo sheegay

Hadaba aqristayaal maxaad u maleyn laheedeen gabar sidaa ula indha adag jaceylka loo qabo waliba ayadoo jaceyl isaga ku abuurtay hadana uga baxday ilaa uu dhinto?

Adigusa maxaad ku sameyn laheyd gabar hadii ay sidaan kuu gali laheyd?

By: Dr. Yare

9 Comments »

  1. Mohamed Farah December 26, 2012 at 1:59 PM - Reply

    Walale jacaylku waa jiraa waana dhab inuuyahay dareen run ah, wan ka xumahay qisada naxdinta leh ee qabsatay wiilka yar ee somaliyed ilaa heer u ladhinto.aan ugudbo su aashaadi aheyd maxad ku sameen laheyd gabadhan okale,waxbo kuma sameyen maxa yelay jacaylkaba waxbo kamey aqoonin.waxana iska ilaalinlahaa jacaylka benta ah.dhibka waxa kenay jaceylka benta ah.

  2. Cabdifatax ceydid January 1, 2013 at 9:43 PM - Reply

    Aniga waxan dhihi laha cashaqa balan darada wuuxunyahay maxa yelay nafsada ad adunka kadirtay wasida naftadokale manta markad qof sas ugashid barina wa adi

  3. Asmaa cadey January 4, 2013 at 11:57 AM - Reply

    Walal wan idin salaamayaa dhamantiin salan kadib waxaan kaxumahay arintas foshaxun e aysamaysay qofta aan waxbaka aqoon jacaylka

  4. Muxumed February 8, 2013 at 7:41 AM - Reply

    Waa halis hawsha dumarku jacayl hadii aan maalin uun meel ku arki lahaa mowdkaan qaabilsiin lahaa waayo waa cudur dilaa ah

  5. gacal February 19, 2013 at 12:31 PM - Reply

    jcelku dhedhel ayey dadka qar latahay

  6. cabdifatax yusuf ismail February 21, 2013 at 5:15 PM - Reply

    walalayal horta wad wada salamantihin dhamantin waydhacda arintano kale wiliba in badan mana khaldana ınanku wayo qofka uma muqdo qofku calmaday moye qofkale dhibataduna waa dhalinyaro nimo ınanta ha leshaytmadamay jcyalka wax ka aqon “nabşi jcyl”

  7. A+rahmanyoung May 15, 2013 at 8:03 AM - Reply

    K,k,
    jaceylku waa jirraa llkn gabadha laga ma rabbin inee sidaa sameyso
    lkn waxaa habooneyd innee iska ogolato alle xanuun badanaa

  8. Dulqarnayn September 5, 2013 at 6:15 AM - Reply

    Wxaan dhihi lahaa taasi waa jaahilad waxba aqonin waay haday qalbi ledahy may dayacden naf bini adam ah sory waxan ka waninayaa gabdhaha smaliyed inay ka firsadan waxa mustaqbalkoda wx yeli kara wilashuna kadalika inay caqubo kunolan markaa waxan nirajaynaya melkastod jogtan nolol raxo le

  9. Muraad mahmud June 7, 2017 at 1:04 PM - Reply

    Wan idin salamay dhaman tiin
    Waxan aad ugo Xumahay wax ku dhacay wllkay sido kale wax ka xumahay madax adayga aysamaysy gabadho jclkunah waa wax jirah oo allah uu kumanaysto qofka ibno adamka ah wanah Xarmad rabane ah
    Intaa kafib aniga sigar ah ayaan idareemaya dhitahaysatey wilka wayo aniga xataa wax ihaystah qiso nooca ah waxan ahy mucashaq wax jecl 5 sano
    Qofta aan jeclahaynah waa ixumaysay walinah waaa jclhy rntii jclku waa dareen dhab ah oo ku abor mah wadnah qofka marka aniga waxan idnka bahanahay garab magac allah wayn ayaan kudharanayaa waa iga dhab i caawiya wllahayga soomalida ahaw ilagaso xirirah waxad igos kur dhinaysan
    Fecbook. Wàllkà Tíxgälïyàh jacäylkä
    Gmail.ka muraadmoha143@gmail.com

Leave A Response »