Sheeko Gaaban Aad La Ilmeyn Doontaan

dr.yare December 2, 2012 4

Waxaan idiin haayaa maanta anigoo ah Dr.yare uuna Magaceygu yahay Amiinka Sheeko Gaaban oo Ku saabsan Hooyada Awaalkeeda taa oo ay noqon Doonto mid idinka ilmey siin doonta waa hadii ay jirto in la ogyahay hooyo waxa ay tahay iyo meesha ay taagan tahay

Maalin Maalmaha ka mid ah ayaa waxaa jiray wiil dhalan yara ah leh xaas iyo labo caruur maalin ayay soo baxeen si ay xoogaa shopping shoppin u soo gataan ka dib hooyada ayaa tiri anigana maanta ayaan helay luga baxsi ee ina wada mariya waxaanba ku daalayee ilmaha heyntoodii aalaaba wixii leys labiso oo leys diyaariyo waxaa la soo wada qabtay suuqii si loo adeegto

Ninkii Xaaskiisa labadii caruur iyo hooyadiisa oo wada socoda ayaa waxaa la soo gaarayba suuqii, waxa ay wada galeen dukaan lagu iibiyo shoppingka Xaaskiisii ayaa waxay qaadatay alaab fara badan uu ka mid yahay kareemka wajiga la marsado iyo jirka, alaab dahab ah oo leysku qarxiyo iyo waxyaabo kale caruurtana markiiba waxaa loo qaaday kabo ay ku labistaan iyo caruusado ay ku ciyaaraan xiliga fursada ay leeyihiin hooyada waxay ogeyd in waxba loo gadeynin waxba maysan soo qaadanin way iska soo dhaqaaday albaabkii marka ya soo gaartay ayay waxay aragtay faraanti aad u cajabiyay markaasay tiri willkayga hooyo macaan anigana kan ii gat durbadiiba waxaa qeylo dhaha kaga jaray hooyadii xaaskii uu wiilkeedii qabo waxayna tiri “Oo maxaad ku hadley waxaad tahay duq oo duqowday maxaad ku falee faraantii saacadaan xiligaagi ma ahanee” wiilkii ayaa yiri isago xaaskiisii u hiilinayo “waa run hooyo sacadaan maxaad iska qurxinee xilligaagii waa laga soo tagay”markiiba xaaskiisii ayaa tiri mar labaad “Dhaaf iska sii ilmahey noo heysaaye alaabtana way dhaqdaaye” hooyadii oo ilmeyneysa ayaa fargalkii iska tuurtay oo isaga soo tagtay

Ka dib way soo wada baxeen waxana markiiba iyadoo hooyada caluul xumaaneysa ayay tiri wiilkeygiyoo sidaad aduunyo igaaga ilaalisay adigana allaha kaaga ilaaliyo naarta

Aqristayaaal waxaa la yaab badan isagoo hooyadiisa waxay rabto uu diidan misana ka amar qaadanayo naagtiisa ayay hadana u duceynee hooyo waxaa hela qof nasiib badan

by: Dr. yare

4 Comments »

  1. Ramzi Nazim May 19, 2013 at 12:39 PM - Reply

    Sxb runti waad igaga oysiisay ninka wu iga nasib badan yahay cuz asaga hoyadi ayaba agjoogta oo hadana uducaynaysa isago aan waxba u qabanayn ax iga daa sxb wxn jeclan lahaa hadad raali ka tahay inan asxabtayda usi gudbiyo qoraalkan wa hadad ogolaato

    • dr.yare June 6, 2013 at 5:36 PM - Reply

      sxb aad ayaad u mahadsan tahay hadii aad rabto inaad gudbisana waad u fasaxantahay oo waad u gudbin kartaa waana kaaga mahad celinaa jawaabtaadii

  2. Abdirahmaan June 12, 2013 at 7:19 PM - Reply

    Dr.yare aad iyo aad ayad u mahadsan tahay sheekada aad noo soo gudbisay mar labad thanks dr run ahaantii sheekadaan markan aqristay waan ilmeyay waxan talo u jeedin lahay ragga oo dhan taas oo eh ragow naagi hiina cadaab yeysan idin ku ridin hooyo nolosha waa adiga aaqiro iyo aduun raaxo ku nolow mama

  3. Bapa love January 6, 2015 at 11:07 AM - Reply

    Sxb aniga wan ooyay hoyo ilmahada way jacashay lkin kan hoyadis jclka a u qabto uma jado wax walbo dacan nagteyda hoyaday kama dorsanayi nimankinow nagihin yaa cadab ni gilinin

Leave A Response »