Hal Xiraale

dr.yare November 8, 2012 3

Seddax nin ayaa maalin is wada raacay oo safray waxa ay ku dageen hoteel seddexda nin ayaa waxay milkiilaha meesha weydiiyeen qolka inta uu ku kireeyo waxa uu sheegay in uu yahay qiimaha kirada qolka $ 30.00 sidaa daraadeed midkiiba waxa uu bixiyay $10.00 raggii markii ay qolkoodii aadeen ayaa milkiilihi xusuustay qolka in uu kiradiisu yahay $25.00 ka dib nin shaqaalaha ka mid ah inta uu u wacay ayuu $5.00 ugu dhiibay si uu uugu celiyo kii shaqaalaha ahaa $2.00 ayuu jeebka gashaday $3.00 nimankii ayuu siiyay

ka dib nimankii qof waliba waxa uu la noqday $1.00 hadaba qofkii hada waxaa ka baxday $9.00 (9×3=27) waxaad ku darta $ 2.00 uu shaqaalihii qaatay 27+-2=29 hadaba aqristow xagee ka baxday halka kale ee soo haray??

By:Dr. yare

3 Comments »

  1. C.risaaq ibnu kaahiye December 10, 2012 at 11:18 AM - Reply

    Sxb bahashaa indha sarcaad cml waaye hana waalina wa shekadiii
    100kunaan lawo nin ka deensade
    97 ayan kusoo adeegte 3 kun aya isoo harte 1kun biyaan ku cabay 2da kun soo hartay lawadii nin ayaa u kala celiye midkiiba wuxuu igu yalanayaa 49 kun 49+49= 98 waxaad ku dartaa 2 kun aan u kala celiye 2+98=100kun 1kii kun biyaha an ku cabay ku dar 100+1=101 intuu ka imaade 1 kunkan dheraadka ah
    marka waxaas wax indha sarcaaad hadaad jwb haysaan wa faaido inoo keene bye asc

  2. Kamaal January 5, 2013 at 9:34 PM - Reply

    Sxb maxa ka qaldan mar waxad dhahaysa nimanka min $10 ayay bixiyen marna min $9 hadan kuraaco hadalkada hore waxa tiri min 10 ayey bixiyen 3da nin wana 30 . 5 ayloceliyay 2kamida 5ta la celiyeyna shaqalaha farsameyay adr sow shekadu ma aha 25+3 o ah lacgata nimanka lo celiyay +2 o ah ti lafarsameyay olamida 25+3+2=30

  3. Libn manafest January 14, 2013 at 12:05 PM - Reply

    Wlh wa wax cajib ah lkn jwbta hadi in lagu warerin dadka an larabin wa ti walalka danbe ka jababay o ah 25 o toda ah+3 o ex change ah & 2 xariftan ku baxday wa sax waxe naqonayan 30 lkn hada dhahno 9 min 3 wa 27 .2 wala qanimestay xisabtas magaran ani wa xisab reer manakobiyo

Leave A Response »