Maqaalo »

Saakay Oo Xukun Dil Toogasho Ku Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ninkii Ka Dambeeyay Dilkii Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Saakay Oo Xukun Dil Toogasho Ku Riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ninkii Ka Dambeeyay Dilkii Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

dr.yare May 25, 2017 0

Maxkamada Ciidamada qalabka sida dowlada Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ak ku fulisay ninkii ka dambeeyay dil loo geestay Taliyihii ciidamada Nabad Suggida Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahin Maxamed. Fagaare ku yaala Iskool Buluusiya

Read More »
Magaalada Muqdisho Oo Ku Soo Badanayaa Dilalka Qorsheysan Oo Loo Geysto Ergooyinka Soo Doortay Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare.

Magaalada Muqdisho Oo Ku Soo Badanayaa Dilalka Qorsheysan Oo Loo Geysto Ergooyinka Soo Doortay Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare.

dr.yare May 25, 2017 0

Kooxo hubeesan ayaa xalay xaafada Siliga Ameerikaanka ee magaalada Muqsdisho waxa ay ku dileen haweeney la sheegay in ay kamid aheed Ergooyinkii wax kasoo doortay Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya. Goob joogayaal ayaa

Read More »
Axmed Shire iyo Shukaansigiisii Ugu Horeeyay….. HHHHH

Axmed Shire iyo Shukaansigiisii Ugu Horeeyay….. HHHHH

dr.yare May 22, 2017 0

Hada ka hor baa waxaan jeclaaday gabar iga da’weyn, Waqtigaas Aniga aad ayaan Aqliga uga yaraa, mana Aqaanin Sida qof dumar ah loo shukaansado, Habenkii koowaad waxaan ugu tagay gurigeeda, mana aqaanin qofta Ereyo

Read More »
Abaanduulha Ciidanka Xooga Dalka Soomaalia Oo Sheegay In Diyaar Garow Xoogan Ugu Jiraan Dagaal Ka Dhan Oo Ay Ku Qaadayaan Xarakada Al-Shabaab…

Abaanduulha Ciidanka Xooga Dalka Soomaalia Oo Sheegay In Diyaar Garow Xoogan Ugu Jiraan Dagaal Ka Dhan Oo Ay Ku Qaadayaan Xarakada Al-Shabaab…

dr.yare May 22, 2017 0

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay diyaar garow xoogan ugu jiraan sidii loola dagaalami lahaa Al shabaab. Generalka ayaa dhinaca kale sheegay in uu

Read More »
Bilashada Bisha Barakeysa ee Ramadan Iyo Abaaro Baahsan Oo Dalka Ka Jira…..

Bilashada Bisha Barakeysa ee Ramadan Iyo Abaaro Baahsan Oo Dalka Ka Jira…..

dr.yare May 22, 2017 0

Maalmo kooban oo kaliya ayaa ka dhiman bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ku weyn guud ahaanba dadka muslimiinta ah ee ku nool daafaha dunida gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Sida caadada ah

Read More »
Dowladda Shiinaha Oo Dishay Jawaasiis U Shaqeynaayay Mareekanka…

Dowladda Shiinaha Oo Dishay Jawaasiis U Shaqeynaayay Mareekanka…

dr.yare May 22, 2017 0

Dowlada Shiinaha oo kamid ah dowladaha xiligan ugu awooda badan Dunida ayaa dishay jawaasiis badan oo la sheegay in ay u shaqeenayeen una basaasayeen dowlada Mareykanka. Sida ay ku waramayaan Wakaaladaha Wararka tabiya dowlada

Read More »
Caqabado Ka Taagan Baddalidda Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir…..

Caqabado Ka Taagan Baddalidda Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir…..

dr.yare May 22, 2017 0

Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helany xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay taagan yihiin caqabado adag oo ka dhashay qorshe uu Gudoomiyaha gobolka Banaadir ku doonayo in uu ku bedelo Gudoomiyaashii hore

Read More »
Maamul Goboleedka Labaad Oo Ka soo Horjeestay Xildhibaanada La Magacbaxay Madasha Horusocod…

Maamul Goboleedka Labaad Oo Ka soo Horjeestay Xildhibaanada La Magacbaxay Madasha Horusocod…

dr.yare May 22, 2017 0

Maamulka Juballand oo ka mid ah maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa ka hadlay madasha loogu magac daray Horusocod ee dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Nairobi taasoo ay ku midoobeen Xildhibaano isugu jira Golaha Shacabka

Read More »
Ma  Xasan Sheekh-baa Turkigu soo celin doonaa , Ma Dowladaha Carabta Shariif kursiga ku fadhiisan doona mise Mareykankaa keensan doona Jabriil Ibraahin Cabdule?

Ma Xasan Sheekh-baa Turkigu soo celin doonaa , Ma Dowladaha Carabta Shariif kursiga ku fadhiisan doona mise Mareykankaa keensan doona Jabriil Ibraahin Cabdule?

dr.yare November 13, 2016 0

Sadaasha ugu macquulsan ayaa ah in sedex musharax oo kaliya ay ku loolami doonaan wareegyada ugu danbeeya tartanka doorashada madaxtinimo ee dhaceysa dhamaadka bishan. Inkastoo laba musharax ay ugu danebyn dhagta dhiiga isku dari

Read More »
waa kuma Suxufiga dhabta ah?

waa kuma Suxufiga dhabta ah?

dr.yare October 20, 2016 0

Saxaafaddu waa muraayad laga daawan karo dal kasta horumarka uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan waxqabadka dhaqan dhaqaale ee ay ku faanto bulshada caalamla. Labaatankii sano ee u dambeeyay gudaha dalka Soomaaliya

Read More »