Ciyaaraha »

Man United Oo Xaqiijisay Inay Xiiseynayo Laacibka Kooxda Lille Eden Hazard.

Man United Oo Xaqiijisay Inay Xiiseynayo Laacibka Kooxda Lille Eden Hazard.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Man United Oo Xaqiijisay Inay Xiiseynayo Laacibka Kooxda Lille Eden Hazard.

Caawiyaha tababaraha Manchester United Rene Meulensteen ayaa qirtay in Eden Hazard uu ku jiro liiska ciyaartoyda uu doonayo Sir Alex Ferguson. Hazard ayaa waxaa ceyrsanaya kooxo badan oo Yurub ah, iyadoo ciyaaryahanka reer Belgium

Read More »
Marcelo Lippi: Mario Balotelli Waxa Uu U Baahan Yahay Inuu Hurdada Ka Tooso.

Marcelo Lippi: Mario Balotelli Waxa Uu U Baahan Yahay Inuu Hurdada Ka Tooso.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Marcelo Lippi: Mario Balotelli Waxa Uu U Baahan Yahay Inuu Hurdada Ka Tooso.

  Marcello Lippi ayaa sheegay in Mario Balotelli uu u baahan yahay inuu hurdada ka kaco hadii weeraryahanka Manchester City uu doonayo inuu mustaqbal fiican ku yeesho kubada cagta. Tababarihii hore ee xulka Talyaaniga

Read More »
Ferguson Oo U Jawaabay Mancini, Xilli Tartanka EPL Uu Marayo Meeshii Ugu Kululeyd.

Ferguson Oo U Jawaabay Mancini, Xilli Tartanka EPL Uu Marayo Meeshii Ugu Kululeyd.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Ferguson Oo U Jawaabay Mancini, Xilli Tartanka EPL Uu Marayo Meeshii Ugu Kululeyd.

  Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in tababaraha City uu xilli qaldan sheegay in horyaalka aysan ku guuleysan karin kooxdiisa madaama ay shan kulan ka harsan tahay. Sir Alex Ferguson

Read More »
Roberti Mancini: Kulanka Norwich City Ayaa Inooga Adag Kan Aan La Leenahay Man United.

Roberti Mancini: Kulanka Norwich City Ayaa Inooga Adag Kan Aan La Leenahay Man United.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Roberti Mancini: Kulanka Norwich City Ayaa Inooga Adag Kan Aan La Leenahay Man United.

Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegtay in socdaalka ay ku tagayaan Norwich inuu ka adag yahay kulanka derby Manchester ee ay United la ciyaarayaan dhamaadka bishaan. City ayaa hogaanka United ay ku

Read More »
Arsene Wenger Oo Ku Weeraray FA-ga Go’aankii Aysan Talaabo Kaga Qaadin Mario Balotelli.

Arsene Wenger Oo Ku Weeraray FA-ga Go’aankii Aysan Talaabo Kaga Qaadin Mario Balotelli.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Arsene Wenger Oo Ku Weeraray FA-ga Go’aankii Aysan Talaabo Kaga Qaadin Mario Balotelli.

  Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ku weeraray xiriirka kubada cagta Ingariiska go’aankii ay ku gaareen inaysan Mario Balotelli ku ciqaabin taakalkii uu ku galay Alex Song. FA-ga ayaan wax talaabo ah qaadin

Read More »
Jose Mourinho Oo Qorsheynaya Inuu Ka Aamuso Saxaafada Spain Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedkan.

Jose Mourinho Oo Qorsheynaya Inuu Ka Aamuso Saxaafada Spain Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedkan.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Jose Mourinho Oo Qorsheynaya Inuu Ka Aamuso Saxaafada Spain Inta Ka Dhiman Xilli Ciyaareedkan.

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa qorsheynaya inuu go’aan ku gaaro inuu ka aamuso saxaafada Spain ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedkan, lakiin weli waxa uu qaban doonaa shirarka jaraa’id ee Champions League ka

Read More »
Steven Gerrard: Semi-finalka FA Cup Waa Fursad Lagu Noqdo Halyeey Liverpool Ah.

Steven Gerrard: Semi-finalka FA Cup Waa Fursad Lagu Noqdo Halyeey Liverpool Ah.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Steven Gerrard: Semi-finalka FA Cup Waa Fursad Lagu Noqdo Halyeey Liverpool Ah.

Kabtan Steven Gerrard ayaa aaminsan in kulanka sabtida ee semi-finalka FA Cup inuu yahay fursad uu qof walba ku geli karo taariikhda kooxda Liverpool. Markii ugu danbeysay oo ay Reds u safarto Wembley waxa

Read More »
Diego Maradona: Doqonimo Ayay Ku Aheyd Pele Inuu Yiraahdo Neymar Ayaa Ka Fiican Messi.

Diego Maradona: Doqonimo Ayay Ku Aheyd Pele Inuu Yiraahdo Neymar Ayaa Ka Fiican Messi.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Diego Maradona: Doqonimo Ayay Ku Aheyd Pele Inuu Yiraahdo Neymar Ayaa Ka Fiican Messi.

  Tababaraha kooxda Al Wasl Diego Maradona ayaa weeraray halyeega reer Brazil Pele oo dhawaan sheegay in weeraryahanka Santos Neymar inuu yahay laacib ka fiican xiddiga Barcelona Lionel Messi. Pele ayaa qirtay talaadadii in

Read More »
Johan Cruyff Iyo Louis van Gaal Oo U Sharaxan Inay Buuxiyaan Booskii Comolli Ee Liverpool.

Johan Cruyff Iyo Louis van Gaal Oo U Sharaxan Inay Buuxiyaan Booskii Comolli Ee Liverpool.

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Johan Cruyff Iyo Louis van Gaal Oo U Sharaxan Inay Buuxiyaan Booskii Comolli Ee Liverpool.

    Johan Cruyff ayaa ka mid ah magacyada lala xiriirinayo Liverpool ka dib markii ay iska eryeen agaasimahoodii kubada cagta Damien Comolli, sida ay ogaatay BBC Sport. Shirkada iska leh Liverpool ee Fenway

Read More »
Gareth Bale: Tottenham Waa Ay Ka Fiican Tahay Chelsea

Gareth Bale: Tottenham Waa Ay Ka Fiican Tahay Chelsea

shinganinews April 13, 2012 Comments Off on Gareth Bale: Tottenham Waa Ay Ka Fiican Tahay Chelsea

  Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Tottenham Bale ayaa kalsooni ku qaba in ay guul ka gaari doonaan Chelsea semi-finalka FA Cup marka ay labada kooxood axada ku kulmaan Wembley. Laacibka reer Wales ayaa

Read More »