Ciyaaraha »

Cristiano Ronaldo Oo Loo Doortay Xidigii Ugu Fiicnaa Champions League Xili CIyaareedkii Hore

Cristiano Ronaldo Oo Loo Doortay Xidigii Ugu Fiicnaa Champions League Xili CIyaareedkii Hore

dr.yare October 14, 2016 0

Abaalmarinta xidigii ugu fiicnaa Champions league xili ciyaareedkii 2015/16 Champions League ayaa la gudoonisyay Cristiano Ronaldo xalay kadib xaflad ka dhacay hoteelka AC Hotel La Finca. Kadib 16 gool uu ka dhaliyay tartankii dhamaaday

Read More »
Antonio Conte Oo Qaar Ka Mid Ah Difaacyada Kooxdiisa Ka Diraya Stamford Bridge Kadib Guuldaradii Cuslayd Ee Kooxdiisa Ka Soo Gaadhay Arsenal

Antonio Conte Oo Qaar Ka Mid Ah Difaacyada Kooxdiisa Ka Diraya Stamford Bridge Kadib Guuldaradii Cuslayd Ee Kooxdiisa Ka Soo Gaadhay Arsenal

dr.yare September 26, 2016 0

Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa diyaar u ah in uu Stamfrod Bridge ka nadiifiyo difaacyada kooxdiisa ee qaab ciyaareedka liita soo bandhigay, waxaana difaacyada uu Conte u cadhaysan yahay ka mid ah

Read More »
SAWIRRO: Macalin Zidane oo koob kale oo muhiim ah u qaaday Kooxdiisa Real Madrid

SAWIRRO: Macalin Zidane oo koob kale oo muhiim ah u qaaday Kooxdiisa Real Madrid

dr.yare August 10, 2016 0

(Xamarweyne.com):-Kooxda Real Madrid ayaa xalay ku guuleysatay Koobka Eufa Super Cup kadib markii ay xalay iska hor imaadeen Kooxda Savila ee isla dalkaasi ka dhisan iyagoona uga adkaaday 3-2. Macalin Zidane oo dhawaan xilkaan

Read More »
Arsene Wenger Oo Ka Dhawaajiyay Sababta Rasmiga Ah Ee Ay Kooxdiisa Ugu Liidato Suuqa Kala iibsiga Ciyaartoyda

Arsene Wenger Oo Ka Dhawaajiyay Sababta Rasmiga Ah Ee Ay Kooxdiisa Ugu Liidato Suuqa Kala iibsiga Ciyaartoyda

dr.yare August 10, 2016 0

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ka hadlay sababta rasmiga ah ee ay kooxdiisa ugu liidato suuqa kala iibsiga ciyaartoyda isagoo aaminsan iney adag tahay in la helo ciyaartoy tayo leh, balse uusan wali

Read More »
Liverpool oo 4-0 uga badisay Barcelona

Liverpool oo 4-0 uga badisay Barcelona

dr.yare August 7, 2016 0

Kooxda Liverpool ayaa 4-0 kaga adkaatay Barcelona oo ay xalay ciyaar ka tirsan koobka horyaallada caalamiga ah ku dhexmartay garoonka Wembley. Sadio Mane ayaa goolka koowaad u saxiixay Liverpool, kan labaadna waxa uu ahaa

Read More »
SAWIRRO: Xulka Talyaaniga oo xalay guul ka gaaray Tartanka  Qaramada Yurub

SAWIRRO: Xulka Talyaaniga oo xalay guul ka gaaray Tartanka Qaramada Yurub

dr.yare June 14, 2016 0

(Xamarweyne.com):-Xili dalka Faransiiska uu si habsami leh uga socdo tartanka ciyaaraha kubada cagta ee qaramada Yurub ayaa waxaa xalay guul weyn gaaray xulka Dalka Talyaaniga oo taariikh fiican ku leh kubada cagta. Xalay abaare

Read More »
SAWIRRO: Taageerayaasha labada Xul ee Ruushka iyo Britain oo xalay gacmaha iskula tagay

SAWIRRO: Taageerayaasha labada Xul ee Ruushka iyo Britain oo xalay gacmaha iskula tagay

dr.yare June 12, 2016 0

(xamarweyne.com);-Kulan ka tirsan tartanka qaramada Yurub ee Kubada Cagta ayaa xalay dhexmaray xulalka dalalka Ruushka iyo Britain kaasoo kusoo dhamaaday 1-1 ,laakiin intii tartabnku socday waxaa dhacay dagaal dhexmaray taageerayaasha. Taageerayaasha Ruushka ayaa weerar

Read More »
Laba Madrid oo Fiinaalaha isugu soo haray markii xalay Real iska reebtay Man City

Laba Madrid oo Fiinaalaha isugu soo haray markii xalay Real iska reebtay Man City

dr.yare May 5, 2016 0

Waxaa Fiinaalaha Tartanka Champions League isugu soo haray Laba Madrid ee Atletico Madrid iyo Ream-Madrid markii samefiinalaha ay ka kala adkaadee kooxaha Byer Munich iyo Man City oo ka kala dhisan dalalka germany iuo

Read More »
SAWIRRO: Kooxda Atletico Madrid oo xalay u soo baxday Fiinaalaha tartanka Champions Leugue

SAWIRRO: Kooxda Atletico Madrid oo xalay u soo baxday Fiinaalaha tartanka Champions Leugue

dr.yare May 4, 2016 0

(xamarweyne.com):-Waxaa xalay ciyar aad u adkeyd yeeshay kooxaha Bayern Munich iyo Atletico Madrid kuwaasoo ciyaarayay lugta labaad ee semefiinaalaha tartanka Champions Leugue. Ciyaarta ayaa ku soo dhamaaday Bayern Munich 2 – 1 Atletico Madrid

Read More »
SAWIRRO: Horyaalka Dalka ingiriiska oo lagu kala baxay xili Kooxda Leicester City ay hanatay

SAWIRRO: Horyaalka Dalka ingiriiska oo lagu kala baxay xili Kooxda Leicester City ay hanatay

dr.yare May 3, 2016 0

(xamarweyne.com):-Kooxda iska yar ee Leicester City ayaa hanatay horyaalka dalka Britain markii xalay ciyaar adag oo dhex martay Chelsea iyo Totenham ay ku soo dhamaatay 2-2 taas ayaana go’aamisay in Leicester City hanatay tartanka

Read More »