Ciyaaraha »

SAWIRO+VIDEO: Kooxda Milan oo xalay iska reebtay Juventus kulan aad u adkaa

SAWIRO+VIDEO: Kooxda Milan oo xalay iska reebtay Juventus kulan aad u adkaa

dr.yare October 23, 2016 0

(xamarweyne.com):-Kooxda Kubada cagta Ac Milan oo ka mid ah kooxaha ugu awooda badan horyaalka Talyaaniga iyo guud ahaan midka caalamka ayaa xalay iska reebtay kooxda ay aadka u xifaaltamaan ee juventus. Milan ayaa ku

Read More »
Milan iyo Juventus oo Caawa isku dhagan

Milan iyo Juventus oo Caawa isku dhagan

dr.yare October 22, 2016 0

(xamarweyne.com):-Kooxaha ugu waa weyn Talyaaniga AC Milan iyo Juventus ayaa caawa isku dhagan kulanka 9aad ee Horyaalka kubada cagta dalkaasi waxaana lagu ciyaari doonaa garoonka Kooxda Milan. Kooxda Juventus ayaa hogaanka u hayesa horyaalka

Read More »
Guulihii xalay ay gaareen Kooxaha Barcelona iyo Arsenal

Guulihii xalay ay gaareen Kooxaha Barcelona iyo Arsenal

dr.yare October 20, 2016 0

(xamarweyne.com);-Kulao ka tirsan lugta koowaad ee tartanka chanpions league ayaa xalay la ciyaaray waxaana guulo waa weyn gaaray kooxaha Arsenal iyo Barcelona. Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa 4-0 kaga adkaatay kooxda weyn ee Man

Read More »
Ciyaaryahan Bogba oo sheegay inuu u baahan yahay waqti uu la qabsado kooxdiisa Man Utd

Ciyaaryahan Bogba oo sheegay inuu u baahan yahay waqti uu la qabsado kooxdiisa Man Utd

dr.yare October 17, 2016 0

(Xamarweyne.com):-Kubad qaabeeyaha Kooxda Mancshester Utd ayaa ka hadlay eedeymaha loo jeedinayo xiliyadaan danbe taasoo ku aadan inuu la iman qaab ciyaareed fiican tan iyo markii lacagta faraha badan ay ka soo bixisay kooxda Man

Read More »
Kooxda Ac Milan oo soo tiigsatay kaalinta labaad

Kooxda Ac Milan oo soo tiigsatay kaalinta labaad

dr.yare October 17, 2016 0

(Xamarweyne.com):-Kooxda Kubada Cagta Ac Milan ayaa soo tiigsatay kaalinta labaad marka la eego horyaalka heerka koowaad ee Dalka Talyaaniga. Kooxdaan oo ka mid ah kooxaha ugu waa weyn dunida ayaa sanadihii ugu danbeeyay waxaa

Read More »
Natiijooyinka Kulamadii shalay la ciyaaray Horyaalad Ingiriiska,Talyaaniga,Spain iyo Jarmalka

Natiijooyinka Kulamadii shalay la ciyaaray Horyaalad Ingiriiska,Talyaaniga,Spain iyo Jarmalka

dr.yare October 16, 2016 0

(Xamarweyne.com):- Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa Natiijooyinka kulamadii shalay marka la eego horyaalada kubada cagta dalalka Ingiriiska,Talyaaniga,Spain iyo Jarmalka . Natiijooyinka Premier League Chelsea 3 – 0 Leicester City AFC Bournemouth 6 – 1

Read More »
Kooxaha Horyaalka Spain iyo kulamada todobaadkaan

Kooxaha Horyaalka Spain iyo kulamada todobaadkaan

dr.yare October 15, 2016 0

(xamarweyne.com):-Waxaan halkaan idinku soo gudineynaa isku aadka kulamada todobaadkaan dhexmari doona kooxaha heerka 1aad ee dalka Spain iyadoo kulanka ugu adana uu noqon doono midka u dhexeeya Kooxaha Barcelona ? – ? Deportivo La

Read More »
Horyaalka Jarmalka iyo Kulamada Todobaadkaan

Horyaalka Jarmalka iyo Kulamada Todobaadkaan

dr.yare October 15, 2016 0

(xamareyne.com):-Halkaan kala soco isku aadka kulamada todobaadkaan dhexmari doona kooxaha heerka 1aad ee dalka Jarmalka iyadoo kooxa ugu dhibcaha badan xiligaan ay tahay kooxda Bayer Munich waxayna ku horkaceysaa 16 dhibcood waxaana ku soo

Read More »
Kooxaha Horyaalka Talyaaniga iyo sida ay maanta iyo beri isugu aadeen

Kooxaha Horyaalka Talyaaniga iyo sida ay maanta iyo beri isugu aadeen

dr.yare October 15, 2016 0

(xamareyne.com):-Halkaan kala soco isku aadka kulamada todobaadkaan dhexmari doona kooxaha heerka 1aad ee dalka Talyaaniga iyadoo kulanka ugu adana uu noqon doono midka u dhexeeya SSC Napoli ? – ? Roma Kulamada Caawa: SSC

Read More »
Horyaalka Ingiriiska iyo kulamada asbuucaan

Horyaalka Ingiriiska iyo kulamada asbuucaan

dr.yare October 15, 2016 0

(xamareyne.com):-Halkaan kala soco isku aadka kulamada todobaadkaan dhexmari doona kooxaha heerka 1aad ee dalka Ingiriiska iyadoo kulanka ugu adana uu noqon doono midka u dhexeeya Liverpool ? – ? Manchester United. Kulamada Galabta iyo

Read More »