Ciyaaraha »

dr.yare May 22, 2017 0

Kooxda Real Madrid ayaa xalay ku guulaysatay koobka La Ligaha kadib markii ay ka adkaatay kooxda Malaga. Ciyaartooyda kala ah Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema, ayaa kooxda Los Blancos ku caawiyay guushii xalay ay

Read More »
Eden Hazard oo Arsenal iyo Man utd ka saaray liiska kooxaha sanadkaan rajada leh inay qaadaan Horyaalka

Eden Hazard oo Arsenal iyo Man utd ka saaray liiska kooxaha sanadkaan rajada leh inay qaadaan Horyaalka

dr.yare November 28, 2016 0

(XAMARWEYNE.COM):-Kubad qaabeeyaha Kooxaha Chelsea Eden Hazard ayaa gabi ahaanba liiska ka saaray in kooxaha Arsenal iyo Man Utd ay sanadkaan awood u leeyihiin inay u tartamaan Horyaalka England – Premier League . Hazard mar

Read More »
Natiijada horyaalada Talyaaniga ,Spain iyo Britain+SAWIRO

Natiijada horyaalada Talyaaniga ,Spain iyo Britain+SAWIRO

dr.yare November 28, 2016 0

(XAMARWEYNE.COM):-Waxaa shalay iyo doraad la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaalada kubada cagta heerka koowaad ee dalalka Spain .Britain iyo Talyaaniga. Hadii aan ku how marno Talyaaniga waxaa hogaanka wali u haya Juventus oo leh

Read More »
Natiijada Horyaalada Britain,Italy,Germany iyo Spain (Ronaldo oo sedexley dhaliyay)

Natiijada Horyaalada Britain,Italy,Germany iyo Spain (Ronaldo oo sedexley dhaliyay)

dr.yare November 20, 2016 0

(XAMARWEYNE.COM):-Waxaa xalay iyo shalay galab la ciyaaray kulamo ka tirsan horyaalada kubada cagta Dalalka Britain,Italy,Germany iyo Spain kuwaasoo qaarkood ahaayeen kulamo aad u adag. SPAIN: Horyaalka Spain hadaan ku hor marno waxaa iska hor

Read More »
Natiijada horyaalada Talyaaniga iyo Spain+SAWIRO

Natiijada horyaalada Talyaaniga iyo Spain+SAWIRO

dr.yare November 6, 2016 0

(XAMARWEYNE.COM):-Kulamadii shalay iyo Maanta la ciyaaray Horyaalka Talyaaniga halkaan ka aqkhriso iyadoo wali hogaanka ay hayaan xidigaha Juventus waxaana kaalinta labaad ku jirta Milan halka roma oo caawa waqti danbe ciyaareysa ay ku jirto

Read More »
Liverpool oo Caawa kali ku noqotay Hogaanka Horyaalka  England – Premier League markii la taakeeyay Kooxda Arsenal+SAWIRO

Liverpool oo Caawa kali ku noqotay Hogaanka Horyaalka England – Premier League markii la taakeeyay Kooxda Arsenal+SAWIRO

dr.yare November 6, 2016 0

(xamarweyne.com):-Kooxda Liverpool ayaa caawa guul muhiim ah ka gaartay kulankeeda 11aad ee Horyaalka England – Premier League markii ay 6-1 kaga adkaatay kooxda Watford waxayna hada hayaan hogaanka horyaalka oo markii asbuucyadii danbe shirko

Read More »
Kooxda Chelsea oo si kumeel gaar ah u qabatay horyaalka England – Premier League

Kooxda Chelsea oo si kumeel gaar ah u qabatay horyaalka England – Premier League

dr.yare November 6, 2016 0

(xamarweyne.com):-Kooxda JKubada Cagta Chelsea oo ka mid ah kooxaha ugu awooda badan Horyaalka England – Premier League ayaa xalay guul weyn gaartay markii ay kulankooda 11aad isku arkeen kooxda Everton. Chelsea ayaa ku adkaatay

Read More »
Natiijada Kulamadii Horyaalka England – Premier League

Natiijada Kulamadii Horyaalka England – Premier League

dr.yare October 30, 2016 0

(xamarweyne.com):-Inta badan waxaa shalay iyo xalay la ciyaaray kulamada England – Premier League waxaana xusid mudan inay guulo wada gaareen kooxaha isku haya kaalinta koowaad kuwaasoo ku kala badan farqiga xaga goolasha laakiin xaga

Read More »
Kulamadii la ciyaaray iyo kuwa harsan Horyaalka Spain

Kulamadii la ciyaaray iyo kuwa harsan Horyaalka Spain

dr.yare October 30, 2016 0

(Xamarweyne.com):-Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa natiijada tartanka kubada cagta ee Horyaalka Spain gaar ahaan kuwii ugu danbeeyay. Waxaa xusid mudan in xidiga kooxda real Madrid Ronaldo uu xalay dhaliyay sedexley markii kooxdiisu 4-1 kaga

Read More »
VIDEO+SAWIRO:  Kooxda Chelesea oo cashir u  dhigtay Man Utd

VIDEO+SAWIRO: Kooxda Chelesea oo cashir u dhigtay Man Utd

dr.yare October 24, 2016 0

(xamarweyne.com):-Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa xalay darsin goolal ah waxay kaga adkaadeen kooxda ay xifaaltamaan ee Maan Utd kulanka 9aad ee England – Premier League. Goolajs ay ku badiyeen Kooxda Chelsea waxaa u kal

Read More »