Somali News »

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya  oo u hambalyeeyay ciidamada Xoogga Dalka

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo u hambalyeeyay ciidamada Xoogga Dalka

shinganinews April 12, 2012 Comments Off on Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo u hambalyeeyay ciidamada Xoogga Dalka

(shinganinews.com):-Ra’iisul-wasaaraha Dowlada KMG ah Soomaaliya  Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas  ayaa Hambalyo ku aadan sannad guurrada 52-aad ee aasaaska ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray Xoogga dalka. Prof. Gaas ayaa u rajeeyay ciidamada

Read More »
Dhul gariir ku dhiftay Jasiirada Sumatra ee dalka Indonesia +SAWIRO

Dhul gariir ku dhiftay Jasiirada Sumatra ee dalka Indonesia +SAWIRO

shinganinews April 12, 2012 Comments Off on Dhul gariir ku dhiftay Jasiirada Sumatra ee dalka Indonesia +SAWIRO

Dhul gariir cabirkiisa yahay 8.6 ayaa ku dhuftay Jasiirada Sumatra ee dalka Indonesia halkaasoo dhibaato badani ka dilaacday Wararka ka imaanau dalka Indonesia ayaa sheegaya inay go’day Korontadii iyo isgaarsiintii Jasiirada, waxaana wali la

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha oo faahfaahiyey soo xulidda baarlamaanka cusub, Hanbalyana u direy Ciidanka Soomaaliyeed(Warsaxaafadeed)

Ra’iisul Wasaaraha oo faahfaahiyey soo xulidda baarlamaanka cusub, Hanbalyana u direy Ciidanka Soomaaliyeed(Warsaxaafadeed)

shinganinews April 12, 2012 Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha oo faahfaahiyey soo xulidda baarlamaanka cusub, Hanbalyana u direy Ciidanka Soomaaliyeed(Warsaxaafadeed)

(shinganinews):-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey soo afjaridda Xilliga Kala guurka ah, iyo qorsheyaasha Roadmapka. Ra’iisul Wasaaraha

Read More »
Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo Saala ka dhacay duleedka Garoowe

Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo Saala ka dhacay duleedka Garoowe

shinganinews April 11, 2012 Comments Off on Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo Saala ka dhacay duleedka Garoowe

Garoowe(PV):- duleedka Bari ee Magaalada Garoowe Xarunta Puntland waxaa ka dhacay shil gaar kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadkii saarnaa baaburuta shilka gashay subaxnimadii hore ee saaka. Wararka saaka la helayto ayaa

Read More »