Somali News »

Shaqaale Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dilay..

Shaqaale Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dilay..

dr.yare September 11, 2018 0

Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa toogasho ku dilay meel aan ka fogeyn hoygiisa magaalada Muqdisho subaxnimadii hore ee saakay xubin ka tirsanaa shaqaalaha wasaaradda Qorsheynta dowladda Soomaaliya. Qofkan toogashada lagu dilay ayaa lagu magacaabi

Read More »
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galayo Shirka Iskaashiga Wadamada Afrika…

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galayo Shirka Iskaashiga Wadamada Afrika…

dr.yare November 30, 2017 0

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray caasimada dalka Ivory Coast ee Abidjan ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Félix Houphouët-Boigny Madaxweyne ku xigeenka dalkaas Daniel Kablan,

Read More »
Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Mar Kale U Digtay Masuuliyiinta Dowladda..

Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Mar Kale U Digtay Masuuliyiinta Dowladda..

dr.yare November 30, 2017 0

Wasaaradda Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa mar kale ku wargaliay mas’uuliyiinta dowladda in aysan wadan karin tiro ka badan Afar ilaalo ah oo ku hubeysan Qoriga AK47ka. Waxaa uu sheegay

Read More »
Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland Oo Kulankooda Todobaad Laha Meel Mariyeen…..

Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland Oo Kulankooda Todobaad Laha Meel Mariyeen…..

dr.yare November 30, 2017 0

Kulanka Todobaad laha ee Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa manta waxaa lagu falanqeeyay qodobo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen amniga, miisaaniyadda iyo arrimo kale oo la xiriira cadalaadda. Wasiirada wasaaradaha Amniga, Beeraha, Caafimaadka

Read More »
Duulimaad Diyaaradeed Oo La Weeciyay Ka Dib Markii Laga Shakiyay Rag Si Hoose Ugu Sheekeysanaayay…

Duulimaad Diyaaradeed Oo La Weeciyay Ka Dib Markii Laga Shakiyay Rag Si Hoose Ugu Sheekeysanaayay…

dr.yare June 11, 2017 0

Diyaarad ay leedahay shirkadda Easyjet ayaa duulimaad ay ugu soo jeeday Dalka Britain la weeciyay, kadib markii laga shakiyay sadex nin oo kamid ahaa rakaabka diyaaradaasi saarnaa oo si hoose u sheekeesanayay. Diyaarada oo

Read More »
Shir Heerkiisu Sareeyo Oo Looga Hadlayay Arrimaha Gargaarka Oo Maanta Ka Dhacay Magalaada Muqdisho.. ” Daawo Sawiro”

Shir Heerkiisu Sareeyo Oo Looga Hadlayay Arrimaha Gargaarka Oo Maanta Ka Dhacay Magalaada Muqdisho.. ” Daawo Sawiro”

dr.yare June 11, 2017 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada JFS Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta guddoomiyey Shir heer sare ah. Wafdi heer sare ah oo ka kala socda Qaramada Midoobey, Midowga Africa, Ururka Caalamka Islaamka (OIC), xubno

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Masuuliyiin La Socotay Oo La Afuray Ciidanka Xasilinta Dalka…. “Daawo Sawiro”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Masuuliyiin La Socotay Oo La Afuray Ciidanka Xasilinta Dalka…. “Daawo Sawiro”

dr.yare June 11, 2017 0

Raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka amniga gudaha iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo saraakil kale ayaa caawa la afuray ciidanka xasilinta amniga ee ku howlan xoojinta

Read More »
Dukumentiyo Muhiim Ah Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga “Daawo Sawiro”

Dukumentiyo Muhiim Ah Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga “Daawo Sawiro”

dr.yare June 11, 2017 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maana si rasmi ah dib ugala wareegtay Agaasinka Iskaashiga Caalamiga Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Wasaaradda. Agaasinka Iskaashiga Caalamiga

Read More »
Seif Al-Islam Oo Ah Wiilka Ugu Yar Uu Dhalay Madaxwenihii Hore Ee Libiya Oo Xabsiga Laga Siidaayay Muddo 6 Sano Ka dib…

Seif Al-Islam Oo Ah Wiilka Ugu Yar Uu Dhalay Madaxwenihii Hore Ee Libiya Oo Xabsiga Laga Siidaayay Muddo 6 Sano Ka dib…

dr.yare June 11, 2017 0

Wilka ugu yar wiilasha uu dhalay hogaamiyihi hore ee dalka Liibiya Macamar Al-Qadafi ayaa la sheegay in xabsiga laga sii daayay. Koox maamusha gacan ku heynta magaalada Zintan ee galbeedka dalka Libya ayaa waxaa

Read More »
Farmaajo Oo Balan Qaad U Sameeyay Guddoomiyeyaashii Degmooyinka Ee Xilka Laga Dhigay….

Farmaajo Oo Balan Qaad U Sameeyay Guddoomiyeyaashii Degmooyinka Ee Xilka Laga Dhigay….

dr.yare June 11, 2017 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa habeenkii Jimcaha soo galayay waxa uu xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya afur ugu sameeyay Gudoomiyaashii degmooyinka gobolka Banaadir ee dhawaan xilka laga qaaday. Farmaajo oo hadal kooban ka jeediyay

Read More »